Wasiirka arrimaha dibeda & wafdi uu horkacayo oo gaaray Garoowe (Daawo Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Wasiirka arrimaha dibeda ee Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa galabta ka ambabaxay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. iyagoo goor dhowna ka degay magaalada Garowe. Waxaa halkaas ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland, iyagoo kulamo la qaadan doono qeybaha kala duwan ee bulshada. Sidoo kale, wafdigan ayaa la filayaa … Continue reading Wasiirka arrimaha dibeda & wafdi uu horkacayo oo gaaray Garoowe (Daawo Sawirro)